Magacyada 13 Xildhibaan Oo Uu Baafinayo Golaha Guurtida Somaliland & Sababta

Monday May 22, 2023 - 14:30:12
hadhwanaag
Golaha Guurtida Somaliland Oo Baafinaya 13 Xildhibaan & Sababta


 

Hargaysa (HWN) Waxaa la farayaa mudanayaasha magacoodu hoos ku xusan yihiin oo ka baaqday fadhigii 5aad ee kalfadhiga 81aad ee Golaha Guurtidda inay kasoo qayb galaan fadhiga bari inshalah


No description available.

     
Loading...