Hargaysa (HWN) Muuse
Biixi, ayaa 8-da bishan khudbaddii sannad lahayd u jeedin doona Baarlamaanka
Somaliland ( Guurtida iyo Wakiillada).
Khudbadan oo dib u
dhacday ayaa la filayaa in Muuse Biixi kaga hadlo xaaladda Somaliland sida
arrimaha doorashada iyo dagaalka Sool.
