Wadamada Somaliland Ka Taageera Dimuqraadiyada Oo Cadeeyey Mawqifkooda Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Muuse Biixi

Thursday October 06, 2022 - 11:04:07
Somaliland Ka Taageera Dimuqraadiyada Oo Cadeeyey Mawqifkooda Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Muuse Biixi

Waddamada Maraykanka iyo reer Yurub ee Somaliland ka taageera hanaanka dimuquraaddiyadda ayaa soo jeediyay in doorashada madaxtooyada lagu qabto sida ugu dhakhsaha badan iyada oo la raacayo muddada farsamo ee Komishanku soo jeediyay oo 9 bilood ah.

Waxay ku baaqeen in dhinacyada siyaasaddu ka wada shaqeeyaan hannaan loo dhan yahay si loo sii wado sharafta doorashooyinka ay ku kasbatay Somaliland iyo xasilloonideeda.

May be an image of text
May be an image of text

     
Loading...