Gud. Golaha Wakiilada Somaliland Oo Bilada Sannadka La Gudoonsiiyay

Wednesday October 05, 2022 - 15:50:25
hadhwanaag
Gud. Golaha Wakiilada Somaliland Oo Bilada Sannadka La Gudoonsiiyay


 

Jaamacadda Addis Ababa Medical University ayaa Bilada sannadka guddoonsiisay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL  Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

 

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL  Md Cabdirisaaq Khaliif, oo ka qayb galay Xafladdii qallin jebinta Ardayda Jaamacadda Addis Ababa medical University, ayaa ugu hambalyeeyey Ardayda qallin jebisay guusha ay ka gaadheen hayaankii Waxbarasho ee ay muddada soo wadeen.

     
Loading...