Maxay ka wada hadleen Ra'iisul Wasaare Xamse & dhiggiisa dalka Yemen?

Monday June 27, 2022 - 09:49:00
hadhawanaag
Dhanka kale Ra'iisul wasaaraha Yaman ayaa ugu hambalyeeyay




Ra’iisul wasaaraha Yaman Dr Muciin Cabdi Almalik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Xamse Barre si uu ugu hambalyeeyo Magacaabistiisa iyo Kalsoonida gollaha Shacabka ee uu helay.


Dhanka kale Ra’iisul wasaaraha Yaman ayaa ugu hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha dalka Munsaabadda Maalmaha xuriyadda ee dalka ee 26ka June iyo 1da Luulyo.


 

Labada masuul ayaa ka sheekeystay xiriirka labada dal ee dheer, sidoo kalena waxa ay dhiirigaliyeen in horay loo sii wada jaan-qaado.

     
Loading...