Madaxweyne Muuse waxu qaatey qorshe ah Plan B. Kaaso ku saleysan inuu la dagaalamo.

Sunday December 05, 2021 - 08:46:00
Hadhwanaagtv
W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Gudomiyaha Xisbiga Waddani Hersi iyo

Gudomiyaha Golaha Wakiiladda JSl khaliif


Labadooba waxu arkaa ragii ka soo horjeestey damacisa. Madaxweynimo markuu rabey. Waxaana xogo badan ku helayaa inuu famacsan yahey 2 qorshe oo kala ah.

1. Inuu ururaddii asxaabta furo

2. Qodobka labaad inuu shacabka ka dhaadhiciyo anigu in ururadii la furaan rabaa. Balse gudomiyaha sahacabka hortaagan. Mr khaliif


Kadibna golaha lagu kiciyo, isagana haduu awoodoo meesha laga tuuro.

Waxa qorshaha muuse tageersan. Ragg damac badan leh oo suuqa jooga oo siyaasiyiin hore leh iyo kuwo ururo hore ka dhaceen ama ka mid ahaa asxaabta qaranka.

 

Hadaba waxa loo bahaan yahey qorshaha asxaabta mucaaradku kaga hortagi lahayeen. Damacaa madaxweynaha. Waxa intaas dheer. Xildhinaanadda intooda qadiyadda xisbinimadda ey ka soo baxeen. Waxaase lagu kala adkaanayaa sidda looga shaqeeyo.

 

Damaca ugu durugsan Madaxweyne Biihi waa inuu Musharaxnimadda xisbiga kulmiye siiyo maxamed kaahin. Isagoo rabaa inuu bareejeeyo xisbiga waddani ee godka siyaasadda cusub ee somaliland hogaaminaya.

 

Isbedelka siyaasaddu waa wajiyo waa baddan yahey. Waxaana la isugu jiraa dhuufeyska. Dagaalku waxu dhaafey. Dagaalkii #Starwarka.

 

Hadda waxu isu bedelayaa dagaalku xidiga #Dayaxa_ama_Moonwar. Waxaaase ku xidhan yahey sidda xilidhibaanadda loo kala kasbaddo.

 

Asxaabta mucaaradkuna sharciga dalka. Caawana Hargiesa wajiga siyaasaddu waxu maraya kala xodxodashadda xildhibanadda iyo tafsiirka dastuurka iyo akhrinta xeer 14.

 

Waxaa intaas dheer dhaqdhaaqa salaadiinta Somaliland. Waxaana intooda badani u badan yihiin mucaaraddka.

 

Waxa qudha ee madaxdda asxaabta iyo Shirgudoonka Golahaa wakiiladda iney diifaaca adkeystaan. Waayo iyaga hadda wata ciyaarta mustmaqalka. Haddeyse sameyeen ilduuf siyaasadeed shaxddu wey isbedeli karta.

 

Waxaase wali.laaban waxwalba uu sameeyo Madaxweyne. Qorshahii Musharax ciro ee #Goddaweyn. Waxa intaas dheer. Madaalaha siyaasadda qarniga #G_Xisbiga_Waddani_Mudane_Xersi iyo #G_khaliif

 

Wali ciyaartu wey socota. Waxaase shacabku sugayaan natiijadda ciyaarta. Hadda waxa hogaaminaya. Guusha mustaqablka Ciro iyo kooxdiisa. Markaa tageerayaasha xisbiga waxaan leeyahey. Weynu adkeysaneyna suumamka guusha.


F/Gaara.


Qoraalkeygu waa aragtideydda shaqsiga iyo faaleynta siyaasadda Maanta.

W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...