Wasiir ku-xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland C/naasir Caydiid Maxamed Oo ka hadlayay Xanuunka COVID-19

Tuesday May 11, 2021 - 15:45:04
hadhwanaagtv
Dhinaca kale wasiir ku-xigeenku wuxuu fariin u diray Ciidanka,

No description available.


Wasiir ku-xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland C/naasir Caydiid Maxamed Oo ka hadlayay Xanuunka COVID-19 ayaa fariin u diray Imaamyadda Masaajidada

Culimadda tukisa masaajidada waxaan leeyahay dadka wacyi-galiya oo kala fogeeya wakhtiga salaadaha lagu jiro .

Dhinaca kale wasiir ku-xigeenku wuxuu fariin u diray Ciidanka, maalinta ciidul-fidriga awgeed

" Laamaha amniga waxaan u soo jeedinayaa inaanay u ogolaan Ciyaalada Baabuurta wata ee doonaya inay Gobolada u baxaan Hadii aanu Waalidkiisu la' socon, Qof kastaa Caruurtiisa ha ilaashado
     
Loading...