Golaha Midawga Murashixiinta Somaliya Oo War Ka Soo Saaray Dhamaadka Muddo Xileedka Farmaajo.

Monday February 08, 2021 - 09:29:03
Hadhwanaagtv
waxayna shaaciyeen in laga billaabo 8 Ferbaayo 2021 aysan u aqoonsaneyn Farmaajo

Muqdisho (HWN) Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa qoraal kasoo saaray dhammaadka muddo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxayna shaaciyeen in laga billaabo 8 Ferbaayo 2021 aysan u aqoonsaneyn Maxamad C/llaahi Maxamad Farmaajo inuu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.



     
Loading...