Hambalyo Meher Ku Socota Sheekh Yuusuf Maxamed(Sujuu) Iyo Xamda Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay London

Friday August 07, 2020 - 20:31:41
Hambalyo Meher Ku Socota Sheekh Yuusuf Maxamed(Sujuu) Iyo Xamda Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay London


Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Sheekh Yuusuf Maxamed(Sujuu) Iyo Xamda Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay London



Siyaad Xuseen Jaamac

Baashe Cabdi Kabadhe

Maxamed Ibraahin Muuse

Axmed Maxamed(ilkacase)

Cabdi Sheekh Mukhtaar(Shariifka)

Mustafe Xuseen Bancade

Faarax Murtiile

Yaasiin Cabdale

Axmed Xabashi

Cabdiraxmaan Farawayne.


Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin Sheekh Yuusuf Maxamed(Sujuu) Iyo Xamda Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay London waxaanay leeyihiin aqal

 galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.

 

AaamiinAaammiinnnnAaamiinnn

 

 

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...