News

Madaxweynaha Ukraine Oo Ku Gacan Seyray Dalab Uga Yimid Mareykanka

0 Visits: 1735 | Saturday February 26, 2022 - 09:19:23
"Marka aad ina soo weerartaan, waxaad arki doontaa wajiyadeena balse arki meysaan dhabarkayaga"

Read More »

Xirsi Oo Sheegay In Intii Muuse Talada Hayay Dalka Ay Ku Habsatay Busaarad Iyo Sicir Barar

0 Visits: 1012 | Friday February 25, 2022 - 20:12:58
"Xukuumadda waxaanu leenahay bulshada dhagaysta"

Read More »

Taliyihii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Oo Geeriyooday

0 Visits: 2899 | Friday February 25, 2022 - 16:42:00
"Waxaanu Madaxweynuhu marxuumka ku sifeeyey khabiir aqoon dheer u lahaa arrimaha ciidamada"

Read More »

Biden Oo Aad Ugu Dhow Inuu Ku Dhawaaqo Garsooraha Maxkamadda Sare

0 Visits: 901 | Friday February 25, 2022 - 16:21:20
"Aqalka Cad ayaa ka aamusnaa qofka beddeli doona garsoore Breyer"

Read More »

Yaa Kusoo Baxay Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Ee Ka Dhacday Muqdisho?

0 Visits: 1443 | Friday February 25, 2022 - 16:16:16
"Safiirka Soomaaliya ee Pakistan Khadija Maxamed Al-makhzoumi ayaa ku guuleysatay kursiga HOP034"

Read More »

Ciidamada Ruushka Oo Galay Caasimada Ukraine

0 Visits: 1825 | Friday February 25, 2022 - 12:21:34
"Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u galeen"

Read More »

Sababaha Keena Kansarka Ku Dhaca Qanjidhka Ragga ee Prostate-ka iyo Sida looga Hortago

0 Visits: 0 | Friday February 25, 2022 - 11:27:32
Sababaha Keena Kansarka Ku Dhaca Qanjidhka Ragga ee Prostate-ka iyo Sida looga Hortago

Read More »

DEG DEG Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Dalka Dib ugu soo laabtay

0 Visits: 1523 | Friday February 25, 2022 - 11:19:34
Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo,

Read More »

Golaha wadatashiga oo ku dhawaaqay waqti kale oo lagu dhameystirayo doorashada

0 Visits: 740 | Friday February 25, 2022 - 10:56:51
Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble

Read More »

Nin loo xiray dilka Imaam Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

0 Visits: 2157 | Friday February 25, 2022 - 10:48:27
ohn W. Wooden Jr. ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dilka

Read More »

Madaxweynaha Ukraine: "Waxaan ahay cadawga bartilmaameedkiisa koowaad"

0 Visits: 823 | Friday February 25, 2022 - 10:40:28
Labada gobol ayaa kala ah Donetsk iyo Luhansk, waxaana sanadihii dambe ku dagaallamayay

Read More »

DAAWO: Dagaalka Ruushku Ku Qaaday Ukraine Saameyn Intee Leeg Ayuu Ku Yeelanayaa Turkiga?

0 Visits: 1590 | Thursday February 24, 2022 - 22:55:23
Dagaalka Ruushku Ku Qaaday Ukraine Saameyn Intee Leeg Ayuu Ku Yeelanayaa Turkiga?

Read More »

DAAWO:-Odayaasha Banaadiga Oo Isaga Baxay Doorashada Xamar...

0 Visits: 1417 | Thursday February 24, 2022 - 20:28:47
Odayaasha Banaadiga Oo Isaga Baxay Doorashada Xamar...

Read More »

Goormee Ayay Dhacaysaa Doorashada Banaadiriga?

0 Visits: 811 | Thursday February 24, 2022 - 20:07:47
Doorashada Kuraastaan ayaa waxaa barri oo jimco ah oo taariikhdu tahay 25-ka bisha February 2022-ka oo ah goortii lagu ballamay in la soo gabgabeeyo doorashada

Read More »

Maxaa ka Dhalan Doona Dagaalka Lagu Qaaday Ukraine ?

0 Visits: 1570 | Thursday February 24, 2022 - 19:22:00
Wuxuu Noqon doonaa mid guud qahaan saameeya Dunida....

Read More »

DAAWO: Maayar Mooge Oo Ka Hadlay Qorshaha Nadiifinta Hargaysa

0 Visits: 1063 | Thursday February 24, 2022 - 19:12:58
Maayar Mooge Oo Ka Hadlay Qorshaha Nadiifinta Hargaysa

Read More »

DAAWO: Gud. Xirsi Oo Sheegay In Xukuumadu ku jeesjeesayso Danyarta Sicir-bararku Saameeyay

0 Visits: 1058 | Thursday February 24, 2022 - 19:05:48
"Xukuumadu Way Ku jees Jeesaysaa Bulshada Sicirbararku Saameeyay" Gud. Xirsi

Read More »

Midowga Yurub Oo Ciqaab 'Aan Horey Loo Arag' Ugu Hanjabay Russia Kadib Weerarkii Ukraine

0 Visits: 865 | Thursday February 24, 2022 - 18:48:33
"Bartilmaameedka waa xasilloonida Yurub iyo nabadda caalamka oo idil"

Read More »

Maxaa Baajiyay Safarkii Madaxwayne Muuse Biixi Shalay Ku Imanlaha Dalka?

0 Visits: 2726 | Thursday February 24, 2022 - 18:18:40
Ma Dhabbaa In Xukuumadaha Somaliland Iyo Jabuuti Wax Iska Waydiiyeen Taliyihii Booliska Jabuuti Ee Xabsiga La Dhigay?

Read More »

RW Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay QM

0 Visits: 546 | Thursday February 24, 2022 - 17:50:43
labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka

Read More »