Hargeysa(HWN):-Safiirka somaliland ee wadanka Kenya Baashe Cawil Cumar ayaa ka warbixiyey suxufiyiin ka socday wadanka Kenya oo socdaal ku yimid somaliland.
Hargeysa(HWN):-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay war ka soo baxay xisbigaas oo sheegaya in laga caydhinayo.
0 Visits: 1327 |
Saturday March 02, 2019 - 19:20:45
WASHINGTON. D.C — Milatariga dalalka India iyo Pakistan ayaa duqeymo sababay khasaaro nafeed isugu jawaabay, hal maalin kaddib marki ay Pakistan ku wareejisay Hindiya duuliihi ay Pakistan qabatay.