News

Maxkamadda Oo Rumaan Garaysay Darbi Jiif Cabasho La Hortagay Wasaaradda Shaqo Galinta.

0 Visits: 1086 | Sunday February 03, 2019 - 14:12:11
Hargaysa (HWN) Wasaaradda Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshadda somaliland ayaa Dhalinyaro Darbi-jiifa oo tiradoodu gaadhayso laba iyo laabatan dhalinyaro ah oo cabasho ay la hortageen wasaaradda shaqo galinta toddobaadkii hore Ayaa Maxkamadda Gobolku Dib Xabsiyadda ugu celisay.

Read More »

DAAWO:-Wasiirka Guri-Barwaaqo Oo Ka Hadlay Eedaha Ku Saabsan Inuu Shaqaalaha Wasaaradda Cabudhin Ku Hayo.

0 Visits: 1361 | Sunday February 03, 2019 - 13:43:10
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Read More »

Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo La Shiray Ganacsatada Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

0 Visits: 925 | Sunday February 03, 2019 - 13:12:59
Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo La Shiray Ganacsatada Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

Read More »

Safiirka Ingiriiska Ee Xilka Ka Tagaya Oo Dr Cabdiraxmaan Cirro Su’aalo Ka Waydiiyay Mawqifkiisa Doorashada Baarlamaanka

0 Visits: 1222 | Sunday February 03, 2019 - 12:58:14
Hargeysa(HWN):- Safiirka dhawaan xilka laga bedelay ee Ingiriiska Mr David Concar oo uu weheliyo ergayga cusub ee Ingiriisku u soo magacaabay xafiiskooda Hargeysa ayaa shalay kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan la taliyihiisa arrimaha…

Read More »

Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wasiiradu Awoodooda U Adeegsanayaan Dadka Dhaliilaha U Jeediya

0 Visits: 1150 | Sunday February 03, 2019 - 12:43:22
Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wasiiradu Awoodooda U Adeegsanayaan Dadka Dhaliilaha U Jeediya

Read More »

DAAWO:-Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Sababta Idaacadii Radio Hargaysi Hawadda Uga Maqan Tahay.

0 Visits: 1993 | Sunday February 03, 2019 - 12:32:44
Halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Read More »

Daawo Muuqaal:-Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Khilaafkii U Dhaxeeyey Axmed Shide

0 Visits: 1226 | Sunday February 03, 2019 - 12:14:24
Dawlada Soomaaliya Maxay Ka Tidhi Baadhis Sucuudigu Ku Dhawaaqay Inuu Ku Samaynayo Dadka Loo Hayo Dilkii Wariye Jamal Khashoqji?

Read More »

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadlay Sidii Macno Loogu Yeeli Lahaa Dimuqraadiyada Dalkiisa.

0 Visits: 1085 | Sunday February 03, 2019 - 11:40:14
Addis Ababa(HWN):-Raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa ku baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo sidii macno loogu yeeli lahaa dimuqraadiyada dalka.

Read More »

DAAWO:-Xuska Ciidanka Qaran Oo Laas-caanood Qaab Kale Looga Xusay

0 Visits: 1388 | Sunday February 03, 2019 - 11:33:49
DAAWO:-Xuska Ciidanka Qaran Oo Laas-caanood Qaab Kale Looga Xusay

Read More »

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xoghayayaasha Xisbiga Waddani

0 Visits: 1276 | Sunday February 03, 2019 - 09:51:44
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xoghayayaasha Xisbiga Waddani

Read More »

Sawirka Madaxweyne Biixi Iyo Xildhibaan Xuseen Oo Qabsaday Baraha Bulshada Iyo Xiisaha Ku Jiray

0 Visits: 1173 | Sunday February 03, 2019 - 09:37:15
Hargeysa(HWN)-Waxa shalay baraha ay bulshadu ku xidhiidho haystay sawir soo jiidasho leh oo ah Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo siyaasiga Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo salaan iyo sheeko koobani dhex martay.

Read More »

DAAWO: Shirkada Indha Birta Oo Sheegtay In Shaqaalaheeda Laga Hor Istaagay Shaqadoodii.

0 Visits: 1697 | Sunday February 03, 2019 - 09:23:35
Hargaysa (HWN)Cabdiraxmaan Axmed maxamed oo ah Madaxa Farsamada ee shirkada laydhka ee Indho Birta ayaa sheegay in shalay laga joojiyay shaqo maalmeedkoodii iyagoo ku guda jira.

Read More »

DAAWO: Kooxda kubada Cagta Ee Wasaarada Hawlaha Guud Oo Casho Sharaf Lagu Sagootiyay.

0 Visits: 1183 | Sunday February 03, 2019 - 06:37:52
Halkan Guji Oo Daawo Warkan Oo Dhamaystiran

Read More »

Pakistan Oo Shiinaha La Gashay Heshiis Ay Ugu Dhoofineyso Kumanaan Kun Oo Dameero Ah

0 Visits: 1617 | Sunday February 03, 2019 - 05:32:52
Halkii dameer ayaa la filayaa in lagu iibiyo sicir gaaraya in ka badan afar boqol oo lacagta bounka ah.

Read More »

Boqor Diiday In Laga Qaado Dheecaanka Hidasidaha Ee DNA + Sababta.

0 Visits: 1219 | Sunday February 03, 2019 - 05:29:23
Qareenada u doodaya Ms Boël ayaa soo dhaweeyay codsiga ku saabsan tijaabada dhacaanka DNA-ga.

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Dooda Somaliland Lama Wada Laha, Afkana Ka Dhawray Dhaliilaha Xukuumadiisa Ee Xoojiyey Doodan

0 Visits: 1212 | Saturday February 02, 2019 - 21:26:22
Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dooda ku saabsan in somaliland ay noqotay wadan aan la wada lahayn oo manaafacaadkiisa ay cid gaar ahi dheefsato.

Read More »

Daawo Muuqaal:-Dib U Milicsiga Habkii Uu Ku Yimid Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland, Geesinimadii Suldaan Maxamed, Go'aankii Guutada Sancaani Iyo Doorkii Cigaal

0 Visits: 1439 | Saturday February 02, 2019 - 20:42:20
Daawo Muuqaal:-Dib U Milicsiga Habkii Uu Ku Yimid Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland, Geesinimadii Suldaan Maxamed, Go'aankii Guutada Sancaani Iyo Doorkii Cigaal.

Read More »

Daawo Muuqaal:- DP World Oo Aan Fulin Heshiiskii Dekeda, Muuse Biixi Oo Eedeyey Farmaajo, Wasiir La magacaabay Iyo Qodobo Kale

0 Visits: 1230 | Saturday February 02, 2019 - 20:33:57
Halkan Ka Daawo Wararkii Hadhwanaagnews Ee Caalamka Oo Ah Kuwo Xiiso Badan

Read More »

Taliye Nuux Taani Oo Ka Hadlay Sababta 19 Sanadood Ka Hor Guuto Ciidanka Qaranka Ah Loo Dejiyey Degmada Oog Iyo Duruufihii La Soo Maray

0 Visits: 2557 | Saturday February 02, 2019 - 20:10:50
Hargeysa(HWN):-Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL, Sarreeye-Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa shaaca ka qaaday in aasaaskii koowaad ilaa maanta Ciidanka Qaranku heegan ugu jiro sugitaanka nabadgelyada & difaaca Qaranka JSL.

Read More »

Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Ogolaaday In Itoobiya Xubin Ka Noqoto Heshiiska Ganacsiga Afrika

0 Visits: 1248 | Saturday February 02, 2019 - 20:08:28
Addis Ababa(HWN):-golaha wasiirada ayaa ansixiyey xubinimada Itoobiya ee heshiiska ganacsiga ee ka dhaxeeya wadamada Afrika(Africa Continental Free Trade Agreement).

Read More »