Hargeysa(HWN)-Xukuumada Somaliland ayaa intii ay ka kaaftoontay dhabaha sharciga ah ee lagu maareeyo eedeynaha saxaafada loo soo jeediyo ayaa waxa soo baxaya in ay si gaar ah u bartilmaansaneyso weriyeyaasha u dhashay beel ka mid ah hawlwadeenada ka shaqeeya Hahdwanaag News.
Read More »