Share with your friends via email

Ex Madaxweyne Siilaanyo Iyo Proff Samatar Oo Ka Muquurtay Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Iyo Dareenada Jira

Boorama(HWN):-Madaxweynihii hore ee somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka muquurtay ka qayb galka shirka 6aad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan ka socda magaalada Boorama.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip