Share with your friends via email

Danjire Cusub ayaa Dowladda Somalia u Magacowday Dalka Maraykanka balse waa Ayo Danjirahaasi Cusub xageese uu kasoo jeedaa?

Cali Shariif Axmed Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Mareykanka ee Dowladda Soomaaliya u Magacaawday dalka Mareykanka ayaa Warqadihiisa danjiranimo waxaa looga Guddoomay magaalada dalka maraykanka magalada Washington.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip