Share with your friends via email

Maxaa Baajiyay Socdaal La Filayay In Dr. Abiye Axmed Uu Hargeysa Ku Iman Lahaa Arbacadii?

Hargeysa(HWN)-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Raysalwasaaraha Itoobiya uu baajiyay socdaal la filayay inuu Arbacadii la soo dhaafay ku iman lahaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip