Maraykanka oo ka Digay Xaalad Kusoo Wajahan Somaliya...
Waxaa ay sheegeen in hadii aan deg deg loo dhisin dowlad Cusub lana dhameystirin doorashooyinka socda ay halis galayaan howlaha deyn cafinta & taageerada Maaliyadeed ee Caalamku siiyo Soomaaliya.