Madaxweyne farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka gudoomay Safiirka maraykanka
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Danjire Larry André xilka safiirnimo ee loo igmaday, isaga oo la wadaagay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku garab istaagayso