Share with your friends via email

Puntland Oo Sheegtay In La Xaliyay Xiisad Ka Dhalatay Suuq La Xidhay

Maamul gobollleedka Puntland ayaa sheegay in ay lagu guuleystay xalinta xiisad ka dhalatay amar ka soo baxay markii hore maamulka oo lagu xiray Suuq Kalluunka ee ku yiilay marsada Boosaaso.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip