Share with your friends via email

"Farmaajo Suurtagal Uma Ahan Inuu Gorgortan Ka Galo Kiiska Yaala Maxkamadda" Proff. Samatar

Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo cilmiga Juqraafiga ka dhiga Jaamacadda Minnesota ee dalka ee Mareykanka ayaa BBC-da u sheegay inaanay u muuqan in Soomaaliya ay wax gorgortan ah ka geli doonto arinta badda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip