Hargaysa(HWN)Dawladda jabuuti ayaa masuuliyiin iskugu jira wasiiro iyo siyaasiyiin ka tirsan xisbiga taladda dalka haya ee kulmiye casuumad rasmi ah u soo dirtay,taasi oo ay u soo marisay saafaradda somaliland ku leedahay dalka Jabuuti.
To:
From:
Your Name:
Message: