Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhigiisa Dalka Kenya Oo La Kulansiinayo Iyo Madaxweyneyaal Ka Shaqaynaya
Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay halkaa ku yeelan doonaan madaxweynayaasha dowladdaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Kenya Uhuru Kenyatta.