Xogta Dhabta Ah Ee Gabadha Bushaaro Ku Soo Bandhigayso Barnaamijyadeeda Dawladdii Somaliland Jawaab Wey U Weyday.
WAXAABAAD MOODDAA MAGACEEDA IYO (REPORTS )KEEDA IYO (CASE ) BAADHIDEEDA INAY IS WAAFAQEEN ( BARNAAMIJ MUNAASIB AH OO YIMI WAQTI MUNAASIB OO CIDDII IYO UMMADDII KU MUNAASIBKA AH LOO SHEEGAYO). BARNAAMIJYADA BUSHAARO SII DAYSAA KUMA KOOBNA BUSHAARO OO QUDHA WAA BARNAAMIJYO KA SOO BAXAYA XAFIISYO HEER WASIIR IYO HEER AGAASIME AH AMA KUWII HORE WASAARADAHA HORE U JOOGAY HA NOQDAAN AMA KUWA IMIKA JOOGA HA NOQDAANE . BUSHAARO OO GACANTA LOOLA TAGAANA WEYSII DARDAR GELINAYSAA BARNAAMIJYADEEDA IYADUNA QIMAHEEDU COL. CAARRE KOR buu u dhaafayaa marka Inanta dibjirkii loo diro ee Qacanta loola tago.
BARNAAMIJYADA INANTA
BUSHAARO WAXAY DAAHA KA ROGEEN FASHILAAD AAN KU KOOBAYN XUKUUMADDOO QUDHA EE
DAWLADDA DHAMMAN FASHILINAYSA WAX QABADKOODA IYO SHAQADOODA oo Baarlamaanka yidhaahda gudiyo kala duwan
oo waxqabad baanu leenahay way beenisay oo (facts and figures) dhaba bay
ummadda soo hordhigtay oo baahan in la
baadho waxba laga bedelo sidan wax yihiin. Imikana Xukuumadda iyo Xusbigeedu yey isku qaadin marin habaabin
ummadeed oo odhanin siday caadadu u ahayd Wadani baa ka dambeeya ee waxaa la
hubaa in macluumaadka noocani Kaadiriinta Kulmiye uu sida dadkii Dacar budhuq ka soo burqanayo siina xoogaysanayo waayo imika Bushaaro waxay gacanta gelisay seddex Wasaaradood oo
qudha meelihii Xasaasiga ahaa ee
Dekedda, CIIDAMADA xidhiidhka
Baayacmushtariga iyo Xukuumadda iyo qaar kaloo badan oo ?(pipe line) ku soo
dhex jira. DURBA WAXAAN ILO LAGU KOLSOON YAHAY laga heliyaa Xukuumadda
dhexdeeda in Warku la soo baxayo oo ay ku lug leedahay arintu Maxamoud Xaashi
iyo kursi doonkiisa waa hablii Uu Muse Biixi Kursiga u soo maray oo kale.
Waxaa la gudboon Madaxweyne Muse Biixi inuu reshuffle sameeyo waxna ka bedelo sidan yeynjimada ah reeraha qaar shaqooyinka ummadda u boobayaan ee dhalintii Jaamacadaa badankoodii Xamar ugu shaqo tegayaan waxaa wadankeena ku soo Socda waxa loo yaqaan (brain Drain) oo dadkii provissional ka ahaa ay Mogadisho wada qaban doonaan maxaa yeelay dadku foqorka iyo dagaalka wey ka waxaan qaraxyada yar yar lagama qaxo wax laga waxna maaha.
M Bashe
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!