Intaanay Faysal Dacweyn

0
Friday January 03, 2020 - 12:19:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Intaanay Faysal Dacweyn

    2 / 1 / 20 Intaanay faysal dacweyn. Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

2 / 1 / 20 Intaanay faysal dacweyn. Keene iyo kordhiye

Keene . waar yaa kordhiye saaxiib qoyskan odayga miyaanay

Dhegaysan labadii jeer ee ay bushaaro ka warantay musuqa

Beeshaas ee qoyska m/weynuhuna kow ka yahay.

Kordhiye. Saaxiib waxay ahayd intaanay faysal dacweyn

Inay ku ceshadaan warbixintii bushaaro waayo waxay sheegtay

Markhaati ma doon.

Weliba waxa ka badan waxa faysal ogyahay ee qarsoon

Waxa qoyska u wacnayd iyagoo iska aamusa oo qun yar

Sidii qoladii hore cidna aan ujoojin cidna dacweyn.

Oo sidaa ay isaga jaqayaan uwata oo dadka inta aan ogayn

Aanay is ogaysiin.

Annakaa yaab aragnay.

Guuleed liibaan  snm1710@live com.uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...