Shakhsiyada Laynaga Qariyey Ee Cali Mareexaan....W/Q Hassan Garnayl

0
Monday December 30, 2019 - 00:46:38 in Articles by
  • Visits: 1846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shakhsiyada Laynaga Qariyey Ee Cali Mareexaan....W/Q Hassan Garnayl

    Shakhsiyada Laynaga Qariyey Ee Cali Mareexaan....W/Q Hassan Garnayl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shakhsiyada Laynaga Qariyey Ee Cali Mareexaan....W/Q Hassan Garnayl


Baraha Bulshadu marar badan qof aad si fiican u taqaanay, ama aad fikir guud ka haystay ayey si kale kuu baraan—dadkaas siyaasiyiintaa ugu badan. Tusaale: Cali Mareexaanka aan Traditional media-ha ka aqaanay iyo kan aan Social meida ka akhristo fariimahiisa, farqi weyn baa u dhaxeeya; labada ka damba mudakarsan.

Image may contain: 1 person


Reer Hargeysi aad bay iskuugu dhago nugulyahiin. Qolo ayaa Inta badan warka samaysa; annaguna warkaas ayaanu si fiican u wareejinaa oo dhig-dhignaa. AHN awoowe XaajiCabdi ba nagu hoggaamin jirray hawshaa barakysan. Hadda iminka maha, waxaan u jeedaa berrigii casirul jaahiliga ee aanu FB jirrin. Waa berrigii Dumbuluq laga odhan jirray: Haatuf baa ba qoray warka!!. Hadda mid yaroo 50Kg ah, oo mijin qaada gidaar ku rifaaya, ayaa waxan soo malmaluuqa habbeen walba.


Berigaas uun baan qolo aan is idhi Cali ayey mashruuc isku jiidheen ka maqli jirray: " Cali waa dadka dawladnimada Somaliland isu keen keentay [haddii aynu nahay durriyaddii reer Hargaysa]. Isagoo Shaanshacade ku haysta Goodhi yar, oo aan qorista Af-Soomaaliga aqoon, ayuu intu odayaal wax u dhiibay isku diba ritay reerkoodii, dabadeed sidaasuu Xildhiban ku noqday. Ka dib na adeerkii Siilaanyo aya wasiir innagaga dhigay; dee waakaas wax walba ku dhagaaya. Cali-ow barasho wanaagsan been bay noo sheegeenee.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...