Madaxweynaha Kenya Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ciidamadiisu Sii Joogi Karaan Soomaaliya

0
Friday November 29, 2019 - 15:47:49 in News by
  • Visits: 2130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kenya Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ciidamadiisu Sii Joogi Karaan Soomaaliya

    Madaxweynaha Kenya Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ciidamadiisu Sii Joogi Karaan Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Kenya Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ciidamadiisu Sii Joogi Karaan Soomaaliya


Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay ciidamada difaaca Kenya in ay kasii mid ahaan doonaan Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Amisom) illaa iyo inta laga soo celinayo nabada iyo xasillooni Geeska Afrika.
Natiijada sawirka Uhuru kenyatta



Madaxweynaha Kenya ayaa hadalkan jeediyay xilli lagu guda jiray xaflad uu tababar milatari ugusoo xirayay dufcadii toddobaad oo ka baxda Akadeemiyada Militariga Kenya ee ku taal Gobolka Nakuru, Khamiistii shalay.


"Ciidammadeennu waxay kasii mid ahaan doonaan kuwa Amisom illaa laga takhlusinayo halista ka imaanaysa kooxaha xagjirka ah ee dalka geeska afrika u diiday nabada,” ayuu yidhi Uhuru.

Isagoo intaas raaciyay: "Ciidamada difaaca waxay ku dadaalayaan hadafkooda ah inay nabad waarta iyo horumar waara ka helaan Kenya iyo deriskeeda."

Ciidamada difaaca Kenya ayaa galay Soomaaliya sanadii 2011
Loading...
Loading...