Suudaan Oo La Wareegtay Hogaaminta Urur Goboleedka IGAD

0
Friday November 29, 2019 - 15:44:51 in News by
  • Visits: 1539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suudaan Oo La Wareegtay Hogaaminta Urur Goboleedka IGAD

    Suudaan Oo La Wareegtay Hogaaminta Urur Goboleedka IGAD

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suudaan Oo La Wareegtay Hogaaminta Urur Goboleedka IGAD
Urur goboleedkaIGADayaa raiisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok u doortay inuu noqdo gudoomiyaha cusub ee urur goboleedka Igad.




Go'aanka, ayaa lagu gaadhay is afgarad, intii lagu guda jiray shirkaIGADuga socda caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa, waxaana loo arkaa go'aan ku yimid tanaasul kadib markii Kenya iyo Jabuuti isku khilaafeen kursiga.

Dalka Suudaan ayaa xilkaan sii hayn doona muddo hal sano ah, taasoo ka dhigan in raysal wasaare Hamdok uu xafiiska joogidoono bilo un.

Abdalla Hamdok ayaa ah madaxa dawladda ku meel gaarka ah ee la aasaasay markii xukunka laga tuuray Cumar Al-Bashiir.

Raiisel wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa kursigaas fadhiyey tan iyo markii uu xukunka la wareegay bishii Abriil 2018.

Loading...
Loading...