Qaabkee Madaxweyne Farmaajo Loogu Qaabilay Wadanka Itoobiya?+Sawiro
Qaabkee Madaxweyne Farmaajo Loogu Qaabilay Wadanka Itoobiya?+Sawiro
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 13-aad ee Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Addis Ababa, waxaana si diirran ugu soo dhaweysay Garoonka Diyaaradaha ee Bole Madaxweynaha Itoobiya Marwo Sahle-Work Zwede.
Loading...
Loading...