Talyaaniga Oo Deeq Waxbarasho Siiyay Arday Ka Baxday Jaamacada Ummada Ee Muqdisho.

0
Friday November 29, 2019 - 09:51:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talyaaniga Oo Deeq Waxbarasho Siiyay Arday Ka Baxday Jaamacada Ummada Ee Muqdisho.

    Dowlada Talyaaniga ayaa markii ugu horeysay tan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Talyaaniga ayaa markii ugu horeysay tan
iyo Burburkii dalka ka dhacay waxay deeq waxbarasho ah siisay Arday wax ka bartay Jaamacada Ummada.



Xaflad balaaran oo lagu sagootinayay Ardadaan ayaa maanta lagu qabtay madaarka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Ardadaan oo tiradoodu aheyd 14 oo la hadlay Tv-ga Universal ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin deeqda waxbarashada Jaamacadeed oo ay ka heleen Talyaaniga.

Gudoomiyaha Jaamacada Ummada Professor Axmed Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in ardadan mudada labada sano ee soo aadan ay soo qaadan doonaan t

Dhanka kale ku simaha safaarada Talyaaniga ee magaalada Muqdisho Fabio Ballarini oo dhankiisa hadlay ayaa tilmaamay in maalin weyn ay tahay maadaama ay ka marqaati kacayaan Ardadaan u duuleysa Talyaaniga.

Waa markii ugu horeysay tan iyo burburkii dalka ka dhacay kadib ay Arday Soomaaliyeed ay deeq waxbarasho ka helaan Talyaaniga.

Loading...
Loading...