Deg Deg:- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Xasbiga Loo Taaxabay

0
Thursday November 28, 2019 - 13:38:30 in News by
  • Visits: 2029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Xasbiga Loo Taaxabay

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Xasbiga Loo Taaxabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Xasbiga Loo Taaxabay

Hargeysa(HWN):- Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil Sheekh Salebaan Siciid Cali Ayaa Goordhaweyd Ciidamada Booliiska ee Magaalada Berbera Ay goordhawayd ay Xabsiga u taxabeen.

 

Xadhiga Masuulkan Ayaa Sida Warar xogogaali sheegayaan loo sibir saaraya Waaxda Fayodhowrka Dawlada Hoose Ee Berbera oo ku Ashkateysay Kartoon Alaab Dhacday ay ku Jirto oo laga Helay Dukaanka Daimond Mini Market Oo Masuulkani Iska leeyahay

 

Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...