"Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Xaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano" Afhayeenka Xisbiga Waddani

0
Wednesday November 27, 2019 - 16:50:11 in News by
  • Visits: 3840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Xaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano" Afhayeenka Xisbiga Waddani

    "Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Xaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano" Afhayeenka Xisbiga Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Xaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano" Afhayeenka Xisbiga Waddani

 

Hargeysa(HWN):- Afhayeenka Xisbiga Mucariidka Ah Ee Waddani Barkhad Jamac Xirsi Ayaa Qoraal Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebooka Uga Mahad Celiyay Cid Kasta Oo Ka Hadashay Xadhiga Lagu La Kacay

Waxaanu Sheegay Afhayeenku In Aanay Ku Habranan Xadhig Iyo Xabad Midna Waxaanu U Dhigna Sidan

"Alle Swc Ayaa Mahad Leh, Cid Kasta Oo Qawl Iyo Qoraal Noogu Hiilaysaba Mudnaan Leh.

 Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Aniga Iyo Wallaalkey Khadar CabdiXaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano, Waanan Wadayna Inta Ay Bangiyada Caddaaladda Bulshadu Madhan Yihiin. Ujeedkuna Maaha Labadayada Ayaa Xornimo Helnay Ee Waa In Ay Malaayinka Maxbuus Ee Muwaadiniinta Ahi Xadhiga Xaqdaradda Ah Xabsiyadda Ugu Jira Xor Ka Noqdaan."

 

Hadhwanaagnews

Hargeysa


Loading...
Loading...