Baarlamaanka 2 Sanno Halo Kordhiyo Qore Mukhtar Cilmi

0
Friday November 22, 2019 - 16:01:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka 2 Sanno Halo Kordhiyo Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wbarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wbarakaato.

Hadal haynta muddo kordhinta ee ayaamahan haysata somaliland wuxuu sidan filayo ku soo afjarmi doona si nabad iyo xikmad ku jirto oo ay ku ansixiin doonaan golaha guurtedu muddada ku habbon baarlamaankeena maadama u dalku marayo marxalad dagaal siyaasiydeed kaga yimi soomaaliyaa awgeed .Waxaan la yaabay mucaaridka ku doodaya yaa loo kordhin oo waliba isi siiyay in ay iyago ay u taalo hawsha muddo kordhinta,ilaawayna xukuumadda somaliland iyo guurteeda !,amba ha la kordhiyo amba yaa la kordhinee hawshan waxa iska leh golaha guurteda somaliland dastuuriyaan, iyaga ku dhawaaqi muddada cid xoog u isticmaalaysa ayaba iska yar.

waxaa haboon in mucaaridku hawlahiisa qabsado oo ay shaqo tagaan inta ay albaabka madaxweynaha iyo gudoomiye saleebaan taagan yihiin !!!..waxaana soo jeedinaya in labo sanno loo kordhiyo 2021 la qabto doorashadda baarlamaanka intaasna loo si diyaar noqdo!.

Qore mukhtar cilmi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...