Labadii Sanno Guullaha La Gaadhay Iyo Wali Waxa Habboon In La Gaadho.

0
Thursday November 14, 2019 - 16:06:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labadii Sanno Guullaha La Gaadhay Iyo Wali Waxa Habboon In La Gaadho.

    Sida aan ognahay madaxweynaha haatan tallada dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aan ognahay madaxweynaha haatan tallada dalka
 haya ee muuse biixi cabdi ,waxa uu cagagaynayaa muddo dhan laba sannadood

Muddadaas uu hayay xilka ayaa la odhan karaa in uu haggaajiyay waxbadan oo ay ugu horreyso in uu wax badan ka qabto xakamaynta musuqa amaba musuqmaasuqa.taas oo dadbadan ka raali noqon.


Waxaad moodaa in haggaajiyay systamkii hoose ama hoos hoosaadkii uu hagaajiyay kuna soo celiyay siday ahayd.

Waxaad moodaa inuu kaga dhabeeyey ballan qaad Ah maaraynta boqolaal dhalinyar oo shaqo qaran oo u  diray.

Waxaad moodaa inuu safaro ugu baxay afrikada galbeed taasi oo ay  uu sida fiinta uga qayliyeen dawlada fadaraalku,

Waxaad moodaa inuu xadhig ka jaray mushruucii berbera corridor ee isku xidhaysay berbera iyo wajgale.

Waxaad moodaa inuu lacagtii somaliland kor u qaaday oo baanka dhexina ku guullsystay.


Intaasiba waa guullo waaweyn oo rikoodhka u galay hoggaamiye muuse biixidhexinaisagana u gaar ah.

Waxase dhiman kow in doorosho xorra gaar ahaan gollayasha deegaanka iyo barlamaanku dalkabarlamaanku

Waxa habboon in wasiiro tayo leh la keeno haddii la helli karo maxamed xaashi cilmi ,gaar ahaan maaliyada sida arrimaha guddaha iyo wixii la mida.

Waxa habboon in wasaaradaha mushaharkooda oo kale in kuwa aan gunnaha lahayn in iyagana loo qorro gunno ku filan.

Waxa habboon in wax laga qabto sixir bararka daashaday dalkeena,la dhagaysto cabasha shacab barnaamijo qanci dadkaagana la yagleelo.

Mar walba isku tashi iyo tanaasul iyo diraasayn la guddo gallo ,saxaafadu ay noqoto muraayad dadka tusta wixii dhaliila ah.dawladuna wax badan u kuurgasho.

Dalkeena waxaan arkaa yurub badan oo kusoo qulqulasa maalin kaste siminaarada ay wadaan, waa inay dadku ka faaidaan ee ayna dhexda u fadhiisan kooxaha yar ee afka u dhigata dadka kalena qado yar ku qanciya.

Waxbadan oo hore loogu socdaa jira waxa dhimana halagu dhaqaaqo wuxuu rag isku raaco rabbina aqbalo waa rumoobaa.maqaalka maantawaxa habboon in la gaadho.

Sida aan ognahay madaxweynaha haatan tallada dalka haya ee muuse biixi cabdi ,waxa uu cagagaynayaa muddo dhan laba sannadood
Muddadaas uu hayay xilka ayaa la odhan karaa in uu haggaajiyay waxbadan oo ay ugu horreyso in uu wax badan ka qabto xakamaynta musuqa amaba musuqmaasuqa.taas oo dadbadan ka raali noqon.

Waxaad moodaa in haggaajiyay systamkii hoose ama hoos hoosaadkii uu hagaajiyay kuna soo celiyay siday ahayd.

Waxaad moodaa inuu kaga dhabeeyey ballan qaad Ah maaraynta boqolaal dhalinyar oo shaqo qaran oo u  diray.

Waxaad moodaa inuu safaro ugu baxay afrikada galbeed taasi oo ay  uu sida fiinta uga qayliyeen dawlada fadaraalku,

Waxaad moodaa inuu xadhig ka jaray mushruucii berbera corridor ee isku xidhaysay berbera iyo wajgale.

Waxaad moodaa inuu lacagtii somaliland kor u qaaday oo baanka dhexina ku guullsystay.


Intaasiba waa guullo waaweyn oo rikoodhka u galay hoggaamiye muuse biixidhexinaisagana u gaar ah.

Waxase dhiman kow in doorosho xorra gaar ahaan gollayasha deegaanka iyo barlamaanku dalkabarlamaanku

Waxa habboon in wasiiro tayo leh la keeno haddii la helli karo maxamed xaashi cilmi ,gaar ahaan maaliyada sida arrimaha guddaha iyo wixii la mida.

Waxa habboon in wasaaradaha mushaharkooda oo kale in kuwa aan gunnaha lahayn in iyagana loo qorro gunno ku filan.

Waxa habboon in wax laga qabto sixir bararka daashaday dalkeena,la dhagaysto cabasha shacab barnaamijo qanci dadkaagana la yagleelo.

Mar walba isku tashi iyo tanaasul iyo diraasayn la guddo gallo ,saxaafadu ay noqoto muraayad dadka tusta wixii dhaliila ah.dawladuna wax badan u kuurgasho.

Dalkeena waxaan arkaa yurub badan oo kusoo qulqulasa maalin kaste siminaarada ay wadaan, waa inay dadku ka faaidaan ee ayna dhexda u fadhiisan kooxaha yar ee afka u dhigata dadka kalena qado yar ku qanciya.

Waxbadan oo hore loogu socdaa jira waxa dhimana halagu dhaqaaqo wuxuu rag isku raaco rabbina aqbalo waa rumoobaa.maqaalka maanta

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...