'' Kaftanka Maanta , Doorasho Ooli Wayday ''. Axmed Nuur Guruuje
Hassa yeeshee aakhirkii odayga tiisii bay noqotay , waanu allaystay , dabeeto intii odayga aaskiisa la waday , ayaa islaantiisii minwaynta ahayd baroortatay , waxaanay tidhi iyadoo tilmaamaysa xaaladdu siday ahayd ,
Alloowda hayaay ,
Oodo la hor qabay ,
Ahmin loo loog ,
Eebe loo barri ,
wuuse iishoo ,
ooli waa hodde .
Imika waa halka islaantaase , doorashaddii la hadal hayay si loo dabiibo , cadaanki soo orod , ururaddii bulshaddu hadle , shacabki hadal , wax kastoo lagula daalayna doorashaddi ooli wayday waxaanay u muuqataa in doorasho ku daysay .
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!