(Q 25aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Kabayaasha Dhaqalaha Q3AAD Garomada Diyaradaha)
Nasiib wanaag waxaynu lenahay garoomo diyaraded o dhisan balse aan horumarsanen marka aynu bar bardhigno garoomada aduunka sida London Heathrow airport, Istanbul international airport , John F. Kennedy International Airport e magalada newyork iyo waliba ku wa geeska Africa sid Bole international airport iyo joma Kenyatta international airport.
Tusaale ahaan Garoonka Magalada BERBERA waa garoon aad u wayn kaas o loo qabeyay in shacab iyo millatary iyo waliba cargo ka soo dagaan waana garoon run ahaantii HORN OF Africa iyo waliba EASTERN AFRICAN COMMUNITY ka qayb qaadanaya in u xadhiidh wanaagsan la sameyo sanadada uba horeeyaba e dib lo dar dar galiyo isla markana dhaqaale aad u badan u so xareeya dalka iska baa daa isago furnada mustaqbal danbaba ee o fog waxan aminsanhay in u yahay garoon aad iyo aad u caalimya isla markaana ku yaal buqcad dhaqaale o koraysa isla markana indhaha aduunku ku so jeedan.
Garoonka Hargaysa Qudhisu waa il dhaqaale o hada inso shaqaysa kaas o diyarado caalimiya iyo qaar gobolba ka soo dagaan waana goob shaqo oo dadkena u muhiima waana garoonki caasimada dalka waana albabkii iyo munidii dalka laga soo galayay waa in aynu aad uga shaqeena isla markana dadku kawad qayb qaatan hagaajitisa iyo nidaamintiisa.
Garoomada kale e dalkana waa in laga qayb qaata sida ay u shaqen lahayen isla markana kuwa dhisana lo furi lahaa kuwa kalna lo bilaabi lahaa sababto ah waa il dhaqaale iyo il horumar taas o ka qayb qaadanaysa horumaka dalka.
Intaas hadaan kaga baxo goraamada dalkena waxaan hambalyo u diraya garoonka calimiga ah e Istanbul international airport o noqday garoonka ugu wanaagsan aduunka e sanadkan sida ay qiimayn ay samaysay international airport reviews waxa lo doortay garoonka aduunka u wanaagsan waxaan uga socdaa in aynu maalin uun aynu halkaas garomada dalkeenu gadhayaan hadii ilaahay inagu simo.
LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.
Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco
ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH
BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL: [email protected]
TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!