Tartankii Naadiyada Sool Oo Maanta La Soo Gabagabaynayo Iyo Kooxaha Isku Arkaya Final-ka

0
Saturday November 02, 2019 - 10:43:20 in News by
  • Visits: 1296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartankii Naadiyada Sool Oo Maanta La Soo Gabagabaynayo Iyo Kooxaha Isku Arkaya Final-ka

    Tartankii Naadiyada Sool Oo Maanta La Soo Gabagabaynayo Iyo Kooxaha Isku Arkaya Final-ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartankii Naadiyada Sool Oo Maanta La Soo Gabagabaynayo Iyo Kooxaha Isku Arkaya Final-ka


Waxaa Maanta garoonka Kubadda Cagta ee Cabdi Bille Cabdi Stadium ku wada ciyaaraya kulanka Finalka tartanka Naaddiyada heerka koowaad ee Gobolka Sool, gaar ahaan Degmadda Laascaanood labadda naaddi ee ku kala ciyaara Gaashaan FC iyo BSD FC.



Kulankan dhammaadka tartanka Sool Cup 2019 ayaa noqonaya kulankii 31-aad ee tartanka, waxaana xusid mudan in labaddan naaddi ay ku wada jireen Group A iyaga oo wada ciyaaray kulankii 2-aad ee tartanka, waxaana kulankaas ku guuleystay 3:1 naaddiga Gaashaan FC.

Image may contain: 11 people, people smiling, people standing and outdoor

Haddaba kukankan xiisihiisa iyo xamaasadiisaba wata naaddigee ayaad isleedahay wuu ku guuleysan doona koobka tartanka Sool Cup 2019, sidaasna ku noqon doona naaddiga Horyaalka Gobolka Sool.

Image may contain: 11 people, people smiling, people standing and outdoor
Loading...
Loading...