Sucuudiga Oo Markii Ugu Horreysay Haweenka U Qabanaya Tartanka Lagddanka

0
Thursday October 31, 2019 - 17:56:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sucuudiga Oo Markii Ugu Horreysay Haweenka U Qabanaya Tartanka Lagddanka

    Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay lagu qabanaya ciyaarata lagddanka haweenka xilli

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay lagu qabanaya ciyaarata lagddanka haweenka xilli


dalka uu tallaabsaday isbaddallo ay kamid yihiin inuu dabciyo sharciyadii adkaa ee ka dhanka ahaa masraxyada maddaalada.



Tartanka lagddanka wuxuu ka dhacaya magaalada caasimadda ah ee Riyaadh, waxaa uu u dhexeeya stars Natalya iyo Lacey Evans.


Makala cadda in haweenka soo bandhigi doono lagddanka ay ku labisan doonaan dhar xijaaban.


Tartankan taariikhiga ah wuxuu ka dhacay garoonka boqor Fahad ee ku yaalla Riyaadh, waxaa uu qaadaya dad gaaraya 68,000.


Tallaabadan ayaa noqon kartaa tallaabo furfurnaani ka muuqato oo uu qaaday dal had iyo goor lagu dhaliilo halka uu ka taaganyahay xuquuqda haweenka.


BBC


Loading...
Loading...