Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdilaahi Obsi+Sawiro

0
Friday October 18, 2019 - 18:04:38 in News by
  • Visits: 2462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdilaahi Obsi+Sawiro

    Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdilaahi Obsi+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdilaahi Obsi+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdilaahi Cige Muuse (Obsi) oo lagu aasay Xabaalaha Sheekh Nuur ee Barriga Hargeysa ka dib markii lagaga tukaday salaada jinaasada masjidka tabliiqiyiinta ee Hargeysa.

Image may contain: 13 people, people smiling, people standing, wedding, crowd and outdoor

Image may contain: 18 people, crowd and outdoor
Image may contain: 1 person, outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Waxaana Aaska Marxuumka ka soo qayb-galay haldoorka Jamhuuriyadda Somaliland oo dhamaantood ka markhaati kacay shaqsiyadii wanaagsanayd ee uu lahaa marxuumku, taariikhdii iyo geesinimadii aanu la gaban jirin wakhtigii adkaa ee shacbiga Somaliland Soo Maray.

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and closeup
Image may contain: 14 people, people smiling, crowd
Image may contain: 15 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 9 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 12 people, people standing
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing
Image may contain: 15 people, people smiling, crowd and outdoor
Image may contain: 6 people, beard
Loading...
Loading...