Maarmoo Mudanteeni Meelaystoo, Miirmoo Mid Mid Bay U Baxayaanuun

0
Wednesday October 09, 2019 - 17:57:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1065
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maarmoo Mudanteeni Meelaystoo, Miirmoo Mid Mid Bay U Baxayaanuun

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

1-MAARMOO MUDANTEENI MEELAYSTO,

   MIIRMO MID MID BAY U BAXAYAAN,

   MURAAD GAARU MUQDISHO U TEGE,

   MARMARSIINYO MIYU DHAMAADAA.

2-MUDU SUGAY HESHIIS LA MEEL MARIYEE,

   MARKU QUSTAY MUQDISHO MICIIN BIDAY,

   HADDANAY MEESHA OOL MIDAYN QARAN,

   MEELU MARAY GALAYDH MA MAQASHEEN.

3-MADAXII DHAQANO MADHNAN TEGEY,

   CAARENA MAYA AAD TIDHAAHDEEN,

   MACDAARKII QUFULBAW MALEEGTEN

   MEHERADEENAN MIYA XIDHAYSAAN.

4-MAANDEEQO DHASHO MAR KALE CURATAY,

    MARKAY GODLATAA MARAYSAAN GAYAXE,

    IDINKUUNBA MAALAYO MAGAABINAYAYE,

    MAATIDU MISKEEDKEEDA MAY QABAN.

     ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...