Hooyo Goormaa Layna Siinayaa
Keen iyokordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib hooyo s/laana ayaa iweydiisay
Oo tidhi hooyo lacagtan faraa badan ee laleeyay waa leediin
Oo qaarbaa lunsanaya goormaa nala siinayaa inlayn qaar badan
Oo lahaana dhinte qaar badanina waa joogan wax lala hadal hayana
Maan arag markaa hooyo ma aakhiraa naloo geynayaa?
Markaa saaxiib suaashaa waan ka jawaabi kariyaayay
Bal hooyadaa ujawaab.
Kordhiye.saaxiib tani waa jawaab adag aniga qudhayda ayaa
Doonayay xoolahani halkay yaalaan iyo dadkan loo sheegayo
In wax ay leeyiin la cunayo.
Hadaba hooyo waxaad tegaysaa madaxtooyada waxaanad leeday
Manta anigu waan baahanay waxayga aa haysaan wax iga siiya
Baaqigana iigala xisaabtama goortaa isiinaysaan.bal markaa waxaynu
Eegaynaa waxa hooyadaa loogu jawaabo.
Hadday yidhaahaan caruurtaa wax laydin ku baraa waa been
Hadday yidhaahaan waa laydin ku daweeyaa waa been
Hadday yidhaahaan biilbaa qaadataan waa been
Hadday hidhaahaan waa laydinku difaacaa waa been
Guuleed liibaan snm1710@livecom
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!