'' Muuse Biixi Sidii Riyaale Ma Samayn Karaa ''.

0
Monday October 07, 2019 - 16:28:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Muuse Biixi Sidii Riyaale Ma Samayn Karaa ''.

    Markii uu geeriyooday Sheekh Ibraahin , Madaxwayne Riyaale wuxuu u badheedhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii uu geeriyooday Sheekh Ibraahin , Madaxwayne Riyaale wuxuu u badheedhay

in Saleebaan oo kasoo jeeda Beeshii markaa ugu waynayd mucaaridka uu ka dhigo Gudoomiyaha Golaha Guurtidda , si uu u muujiyo soo dhawaynta beeshaa isu arkaysay inay xukuumadda ka fogtahay , waxaanu muquuniyey Xaaji Cabdi waraabe iyo Sheekh C/raxmaan sheekh madar oo kursigaa u tartamaay .

 

Hadaba waa sidaase , maadaama uu saleebaan imika kasoo jeedo beesha ugu wayn muxaafidka , miisaan cusub oo kursigiiu ku fadhiyaana aanu jirin , Madaxwayne Muuse ma samayn karaa sidii Riyaale oo intuu saleebaan muquuuniyo Suldaan Maxamed Xirsi qani ma ka dhigi karaa Gudoomiyaha Golaha Guurtidda

 

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...