Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo Ku Dhawaaqay Xildhibaanno Ka Maqnaa Fadhiga Golaha

0
Sunday May 24, 2026 - 15:03:33 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 14
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo Ku Dhawaaqay Xildhibaanno Ka Maqnaa Fadhiga Golaha

    Guddoomiyuhu ayaa sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyuhu ayaa sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay



Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay xildhibaannadii ka maqnaa fadhigii saaka ee Golaha, iyadoo magacyadooda lagu baahiyey warbaahinta iyo saxaafadda madaxa-bannaan.


 

Guddoomiyuhu ayaa sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay nidaamka isla xisaabtanka iyo kor u qaadista waajibaadka mudanayaasha Golaha, si bulshada loogu iftiimiyo xubnaha ka baaqday fadhiyada muhiimka ah. Liiska xildhibaannada maqnaa ayaa si cad loo shaaciyey, iyadoo arrintan ay dhalisay hadal-heyn ku saabsan ka qeybgalka iyo gudashada waajibaadka Golaha Wakiillada Somaliland.


Loading...
Loading...