Hantideenii Oo Bilaashuruud Kuqaadatay Imaaradku

0
Saturday August 03, 2019 - 14:11:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hantideenii Oo Bilaashuruud Kuqaadatay Imaaradku

    waxaynu ognahay in dalku maanta halka uu marayo macaluushu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaynu ognahay in dalku maanta halka uu marayo macaluushu
oo daraasad aan sameeyaya dadka boqolkiiba sodon ay kunoolyihiin wax aan gaadhin 15kun oo aynu ognahay waxa ay goyso qaarna saddexda wakhti hal mar ay helaan iyadoo taasi jirto ayaa hantideenii dhamayd ee dakada barbarana lasiiyay imaaradka oo ah dad dhargay oo ilaahay shidaal kumanaysday ayaynu ladoonanay hantideenii dhamayd oo bal maynu wax wax inoo tara ku badalano waxaynu kubadalanay xaqul qalin oo aan ahayn waxii aynu ku qanci lahaayeen shacabkia taagta daran ee ay isu biirsatay macaluusha iyo a iyo biyo laantu oo maalinba maalinta kadanbaysa ay kasii darayso

 

 

xukuumada maanta talada ahaysaanaa aanay kawarqabin oo aanay ogayn waxa umadeedu  qabto oo aanay wax dana kalahayn

 

hadaba shacabkan hurda waxaan leeyahay isku duubni sameeya oo xukuumada waa inay inoosoo ban dhigtaa waxaynu7 ku doorsanay oo maanta aynu helo oo ay ugu yartahay 10 riig oo aynu ku samaysano wax soosaar iyo biyalaanta kaga baxno hadiiu taa lawaayo shacabku madaawan karaan hantidoodii oo nin carabi jaqayo iyagauna kagaajoonayaan

maansoo kordhiuyaa sxb

 

hadii xukuumadu dhug gaara uyeelato oo maanta ay kagilgilataa dhibaatadaq dadka kujiraan oo aynu hoos u eego madaxwaynuhu waxaa laga doonaya inuu maamulka qofga haya in uu ogaado inuu ushaqeeyo sidii cumar binu khidaab

madaxwaynuhu hawareego haka warqabo dadkiisa

 

 

Qore: Yuusuf Abdi Ismaciil

 

Email: [email protected]

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...