Muuse Biixi; Maxaa U Diidan Inuu( 10 Cisho Joogo Ceerigaabo;) Si Udarso Waxa Qorsoon
Tallo ku socota muuse biixi; waxaan nahey bulsho dalkeeda jaceyl isla markaana waxaan
doonaneynaa dalka somaliland inuu ka dhaco nabad
waarta, laakin waxaa muuqata, in madaxda somaliland ama qof wal oo
somaliland dolwada guracan u shaqeeya uu arintaas ku fashilmey.
Madaxweyne; dalka somaliland waxuu galley ariin aad u foolxun wale.
waxaa faraha kabaxey dhamaan ammiga dallka ka jirra taas oo dhamaan
hayadaha somaliland ee amiga aay ku kala jirto qabyaalad cad oo baahsan
gaar ahaan ciidammada dalka iyo policke a iyo sirdoon kuba intubba waxaa
ka jirra qabyaalad xun oo baahsan, dalkana iyagaa ka wadda araimaha
bariga gobolka sanaag.
Madaxweyne intuba hayadaasi waxey ku sheegaan waraar beena.
Madaxweyne maxaa kuu diidan inaan adigu 10 cisho joogto ceerigaabo
si aad u ogaato runta ka jirrta meesha, hadii aad talladeydaas diiido
walaahi inaad somaliland waxa ka socda aanaad waligaa runnta ogaaneeyn.
MUUSOW waa inaad gobolka sanaag
mudo 10 days joogto si
aad u ogaato qabaylada aay waddaan sarakiisha dalka ioyo madaxda dalka
iyo policeka aad moodo iney ku shaqeyaan , waar ceerigaabo tag oo waxa
jirra ogoow, taladii udambeeysey.
ilaaahey baa mahad leh.
waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan
arimaha bulshada
london
facebook; fuaad qawdhan
00447383135563
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





