Sideebaa Looga Faa'iaysan Karaa Roobabka Gu'ga Ee Dalkeena
Sida aan ka warqabno ama aad ogtihiin waxa ina daysay abaartii
darnayd ee waa soo martay dalkeena,taas oo aanu u bixinay abaartii
sima,macnaheeda oo ahaa inay sintay meel ay soomaali dagtaba gaar ahaan
geeska aynu ku dhex suganahay.
hadda mid gees ilaa gees waxa dalkeena ka curtay roobab is daba
joogay oo meel walba ku da'yay kaas oo inaga jabibayay abaartii,in badan
oo daku hadda waxa ay dareemayaab rayn rayn farxad iyo barwaaqo.
haddaba waxa u habboon dadkeena inay barwaqada iyo nicmadan ay ka
faaidaystaan oo ay biyo xidheeno falaan oo ay wax beertaan oo ay
dadaallaan oo khayrkaa dalkeena ka dhacaya iyo biyahaa baddeena gallaya
ay k faa'idaystaan
hamse riiraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





