Ethiopia oo La sheegay In Ay noqonayso Dalka Ugu horeeya ee aqoonsada Somaliland.

0
Wednesday October 29, 2025 - 14:26:54 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia oo La sheegay In Ay noqonayso Dalka Ugu horeeya ee aqoonsada Somaliland.

    Marka la gaadho January 2026, waxaa la filayaa in lagu dhawaaqo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka la gaadho January 2026, waxaa la filayaa in lagu dhawaaqo
May be an image of one or more people and text


"Sida ay sheeqayaan macluumaad laga helay ilo lagu kalsoon yahay, Itoobiya iyo Somaliland waxay ku dhow yihiin dhammaystirka heshiis cusub oo si weyn u beddeli kara muuqaalka juqraafiyeed ee Geeska Afrika.

Marka la gaadho January 2026, waxaa la filayaa in lagu dhawaaqo heshiis weyn, kaas oo qeexaya heshiis ay ku jirto aqoonsiga rasmiga ah ee Itoobiya ee Somaliland oo ah qaran madax-bannaan iyo aasaaska saldhig badeed oo muhiim ah oo ku yaal xeebta Somaliland” Qoraalkan Waxa Qoray Habtish Gurma Oo u dhashay Dalka Itoobiya Ahna Falanqeeye Arrimaha Siyaasada iyo Taageere Xisbiga Barwaaqo ee Dalka Itoobiya ka Taliya.
Loading...
Loading...