Shir Xukuumadu Hore U Joojisay Oo Maanta Ka Furmaya Jaamacada Hargeysa

0
Tuesday July 23, 2019 - 10:45:26 in News by
  • Visits: 2812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Xukuumadu Hore U Joojisay Oo Maanta Ka Furmaya Jaamacada Hargeysa

    Shir Xukuumadu Hore U Joojisay Oo Maanta Ka Furmaya Jaamacada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Xukuumadu Hore U Joojisay Oo Maanta Ka Furmaya Jaamacada Hargeysa


Hargeysa(HWN):-Magaalada Hargeysa waxa maanta ka furmaya shir loogu magac daray horumarinta iyo fursadaha horyaala dhalinyarada soomaalida.


Shirkan ayey xukuumada somaliland maalintii shalay hor istaagtay ka dib markii looga shakiyey inuu xidhiidh la leeyahay dalka soomaaliya, iyada oo maamulka jaamacada Hargeysa ay dedaal u galeen sidii kulankaasi u qabsoomi lahaa.

Degdeg: Shir Xukumaddu Joojisay Oo Maanta Furmaya


Maamulka jaamacada Hargeysa ayey wararku sheegeen in wasiirka arimaha gudaha iyo madaxweynaha ay ku dhaadhiciyeen inaan shirkani wax xidhiidh ah la lahayn soomaaliya isla markaana uu yahay mid khuseeya dhalinyarada reer somaliland, isla markaana laga badala magaciisii hore kaas oo haatan ku furmaya isaga oo sita magaca dhalinyarada somaliland.


Shirkan ka dhacaya jaamacadda Hargeysa oo mawduuciisu ahaa kulanka dhallinyarada Soomaalida ayaa hadda loo bedelay kulanka dhallinyarada Somaliland waxaanay ogaysiis degdeg ah oo jaamacadda Hargeysa soo saartay ku sheegtay in shirkaasi oo dib u dhac ku yimid maanta saaka furmi doono.

Loading...
Loading...