Salaadiinta Beesha ISAAQ Oo Kukala Kacay Kulan Lagaga Hadlayay Xaalada Gobolka SOOL

0
Monday January 30, 2023 - 09:00:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Salaadiinta Beesha ISAAQ Oo Kukala Kacay Kulan Lagaga Hadlayay Xaalada Gobolka SOOL

    "Fadhigan ayaa kusoo dhammaaday fashil"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Fadhigan ayaa kusoo dhammaaday fashil"


 


 

Hargaysa (HWN) Shir ay lahaayeen Madax-dhaqameedka Somaliland gaar ahaan kuwa Beesha ISAAQ ayaa lagu kala kacay kaddib markii laysku fahmi waayey hanaankii loo wajahi lahaa xaalada Gobolka SOOL.

 

Salaadiinta dhaqanka ee ISAAQ qaarkood ayaa qaba in Beelaha Dhulbahante loo daayo taladooda halka qaar kalena doonayaan in ergo ahaan loogu tago oo Somaliland loo soo maslaxo.

 

Fadhigan ayaa kusoo dhammaaday fashil kaddib markii qoddobadii lagu falanqeynayay laysku fahmi waayey.

 

Shirka Beesha Dhulbahante ayaa maanta gelaya maalintii saddexaad, waxaana laga warsugayaa qodobada ka soo bixi doona


Loading...
Loading...