Cudurka Daacuunka Oo Ka Dilaacay Magaalada Mandheera

0
Sunday January 29, 2023 - 09:34:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudurka Daacuunka Oo Ka Dilaacay Magaalada Mandheera

    "Bishan January bartamaheedii, ayaa qofkii ugu horeeyey ee cudurkaasi ku dhacay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Bishan January bartamaheedii, ayaa qofkii ugu horeeyey ee cudurkaasi ku dhacay"


 


 

Cudurka Daacuunka oo dhawr gobol oo dalkan Kenya ah ka dilaacay, oo horeyna loogu arkay gobollada Gaarissa iyo Wajeer, ayaa haatanna la xaqiijiyey inuu gaaray Mandheera.

 

Bishan January bartamaheedii, ayaa qofkii ugu horeeyey ee cudurkaasi ku dhacay loo dhigay isbitaalka.

 

Dr Maxamuud Aadan Maxamed, oo ah madaxa xafiiska caafimaadka ee maamulka Mandheera, ayaasheegay in muda ahba iney dadaal iyo kahortag ku jireen, si aanu cudurka Daacuunka usoo gaarin.

 

Ha yeeshee dhakhtarka, ayaa carabka ku dhuftay in 15-kii Bishan Janaayo, uu soo gaarye maamulka Mandheera cudurka.

 

BBC


Loading...
Loading...