Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka Ka Furmaya Laascaanood

0
Saturday January 28, 2023 - 10:06:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka Ka Furmaya Laascaanood

    "Hoolka lagu qabanayo shirkan ayaa waxaa lagu xardhay calanka Buluuga ah ee Somaliya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hoolka lagu qabanayo shirkan ayaa waxaa lagu xardhay calanka Buluuga ah ee Somaliya"



 

Hargaysa (HWN) Shirka Isimada Dhaqanka iyo guddiyo kale oo weheliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa martigelinaya shirka iyadoo ay ku dhan yihiin dhammaan isimada dhaqanku.

 

Muddo saddex maalmood ah ayuu socon doonaa shirku, waxana la filayaa in qodobo laga soo saaro dhammaadka shirka.

 

Hoolka lagu qabanayo shirkan ayaa waxaa lagu xardhay calanka Buluuga ah ee Somaliya.

 

Xukuumada Muuse Biixi ayaana hore ugu dhawaaqday in aan Laascaanood lagu qaban Karin shir ka soo horjeeda qadiyada Somaliland.

 

 

 May be an image of 3 people


Loading...
Loading...